Daawo: Jesse Lingard oo u jawaabay Taageerayaasha Manchester United intii ay Socotay Ciyaarta ” Aniga Kuma jiri Garoonka ”

Muuqaal lagu baahiyay Warbaahinta ayaa lagu arkayay xidiga Jesse Lingard oo u jawaabaya Taageerayaasha Kooxda Manchester United ee Careesnaa.

Xidigan oo keydka ku dhameestay ayaa taageerayaasha ugu jawaabay Hadalo uu kamid yahay aniga kuma jiri garoonka.

Taageerayaasha United ayaa Caawa la arkayay iyagoo careysan oo ka baxaya garoonka marka la eego wixii kula dhacay garoonka.

Cadaadiska booska Solskjaer ayaa laga yaabaa inuu hadda aad ugu badan yahay iyadoo ay jiraan Zinedine Zidane iyo Antonio Conte oo diyaar ah.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*