Home Horyaalka Spain Joan Laporta oo tilmaamay in Arteta uu ku jiro Liiska tababarayasha uu...

Joan Laporta oo tilmaamay in Arteta uu ku jiro Liiska tababarayasha uu doonayo hadii uu guuleysto.

0

Musharaxa madaxweyne ee kooxda barcelona Joan Laporta ayaa shaaca ka qaaday shaqsiga uu rabo inuu maamulo barcelona hadii uu ku guuleysto doorashada madaxweynaha barcelona oo dhaawan la qaban doono sida ay qortay. (RAC1)

Madaxweynahan ayaa cadeeyey inuusan Rajo ka leheen isla markaana uu ku faraxsaneen hab maamulka ninka u dhashay wadanka Holland ee Ronald Koeman waxaana Laporta wuxuu Rabaa Mikel Arteta inuu Noqdo tababaraha barcelona xagaaga dambe.

Madaxweynaha wuxuu sheegay inuu jecel yahay koeman isla markanaa uu sheegay inuu taageersan yahay Koeman iyo maamulida garoonka Camp Nou, laakiin hadii ninka reer Holland uu ka tago shaqada macalinka haatan waxaa uu jecel yahay Laporte inuu magacabo macalinka waqtigaan Arsenal maamula ee Arteta sidoo kale waxaa la sadaalinayaa hadii kooxda yeelato madaxweyne cusub in xavi uu noqon doono macalinka barcelona sida ay balanqadeen musharaxiinta ugu cad cad xilka madaxweyne ee barca.

 

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here