Jose Mourinho oo ka hadlay Mustaqbalka Grathe Bale ee Kooxda Tottenham

Tababaraha Tottenham Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday inaysan jirin “hal ilbiriqsi oo laga hadlay” oo ku saabsan kordhinta amaahda Gareth Bale ee xilli ciyaareed kale.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Wales ayaa qandaraas hal sano ah uga yimid Real Madrid , iyadoo dooq labaad lasiiyay, laakiin wuxuu u adkeystay dib ugu laabashada woqooyiga London ilaa iyo haatan.

Ka dib markii uu yimid waxaa gaaray dhaawac wuxuu ku dhibtooday kooxda, isagoo u ciyaarayay inta badan Europa League, iyo horumarkiisa bilihii ugu dambeeyay waxaa caqabad ku ahaa jirro iyo jir dhis.

Mourinho ayaa dhanka kale waxa uu sheegay in Kooxdiisa aysan Jirin wax walwal ah oo heesta madama qaar kamid ah Xidigaha Kooxda uu dhaawac soo gaaray

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

Ciyaaro.com Warar Kooban oo Xiiso leh

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*