Jose Mourinho oo ku Maadeestay Xulka Germalka oo guul-daro kala kulmay Japan

Jose Mourinho ayaa ka hadlay fikirka Roma ee suuqa kala iibsiga, hadii uu waligii tababare u noqon karo xulka Japan iyo xaalada kooxdiisa inta lagu jiro fasaxa koobka aduunka.

Giallorossi ayaa u ambabaxday Japan halkaas oo ay ku soo qaadan doonto dib u gurasho tabobar ah inta lagu jiro muddadan lixda toddobaad ah ee ay Seri A-da hakad ku jiro, iyaga oo qorshaynaya ciyaaraha saaxiibtinimo ee Yokohama F. Marinos iyo Nagoya Grampus.

Kooxo dhowr ah oo ka dhisan horyaalka talyaaniga ayaa diyaarsaday xeryo tababar, ha ahaato in ay dibeda aadayaan ama ay kooxda keenaan si ay dib ugu gurtaan dalkooda. 

Isagoo ka hadlayay shir jaraa’id, Mourinho ayaa marka hore ka hadlay haddii Roma ay dooneyso inay la soo wareegto ciyaartoy badan oo Premier League ah mustaqbalka dhow.

“Ma lihin awood aan ku aadno oo aan ciyaartoy kaga soo qaadano Premier League, laakiin Abraham waxa uu ahaa ciyaaryahan doonayay inuu is muujiyo. 

“Matic waa 34 sano jir wuxuuna ka soo ciyaaray kooxaha ugu fiican, wuxuu u soo laabtay inuu ila ciyaaro si uu khibrad u keeno”.

Tababaraha Portu guese ayaa taabtay sida Japan uu u garaacay Xulka Germalka

Macalinka Ayaanan hadalkaasi soo gaabshay waxana uu yiri ” Layaab mahan in Japan uu  garaaco Xulka Germany. isagoo ula jeedo in Germalka uu awood ahaan liito

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*