Jose Mourinho oo sii dalbaday dhowr ciyaartooy hadaba yaa qeyb ka ah.

Jose Mourinho ayaa maamulka kooxda Roma ka codsaday in ay u keenaan weeraryahanka kooxda Torino Andrea Belotti sida ay shaaca ma qaaday Corriere Dello Sport xidigaan 27 jirka ah ayaa ku jira liiska ugu sareeya ee bartilmaameedka u noqday macalinka Boortaqiiska marka uu la wareego shaqada Roma.

Xiddiga Paris Saint-Germain Mauro Icardi ayaa sidoo kale ku jira liiska Mourinho, sidoo kale jose mourunho ayaa dhinaca kale rabo in safkiisa uu kusii heysto weeraryahanka Bosnian ka ah ee Edin Dzeko ee hada jooga kooxda Roma.

Mourinho ayaa dhawaan shaaca ka qaaday in goolhayaha man united devid De Gea iyo sidoo Matij ayuu hore u dalbaday hadana wuxuu codsaday in liiska lagu daro Belloti iyo Renato Sanches

Fadlan Salaada Tuko Hadii la gaaray

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*