Jubbaland iyo Putland ayaa galabta wada ciyaari doonaan kulan ka tirsan koobka maamul goboleedyada dalka iyo gobolka banaadir ciyaar xiiso badan oo ka dhici doonto Eng yariisow.
Jubaland ayaa qasaaro kala kulantay maamul goboleedka k/galbeed halka puntland ay ciyaari doonaan kulankooda ugu horeeyo guruubka
Hadii laga adkaato Jubaland xaalada ayaa kusii xumaan doonta maadama kulankii hore qasaaro kala kulmeen k/galbeed.
Saacada marka ay tahay 3:30 ayaa la baasan doonaa xilliga muqdisho garoonkuna waa Eng Yariisow Ex Koonis ee degmada c/casiis.