Home Horyaalka England Julian Alvarez oo doonaya inuu ka tago kooxda Manchester City

Julian Alvarez oo doonaya inuu ka tago kooxda Manchester City

0
Xiddiga Manchester City Julian Alvarez ayaa doonaya inuu ka dhaqaaqo kooxda heysata horyaalka Premier League.

Xiddiga reer Argentine ayaa rajeynaya inuu u dhaqaaqo koox uu ka helo booska 1aad ama joogta uu ka noqdo

Per The Athletic ayaa sheegeysa in xidiga Alvarez uu ka daalay sugitaanka booska weeraryahanka Norway Erling Haaland .

City uma fududayn doonto koox kasta inay xaqiijiso helitaanka weeraryahanka xagaagan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here