Jurgen Klopp oo xaqiijiyay in Harvey Elliott uu Qaliin ku Marayo London Maanta

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay in Harvey Elliott maanta qalliin looga sameyn doono canqowga gudaha London.

Klopp ayaa yiri: “Waxaan la hadlay isaga ka dib ciyaarta xaaladiisa waxay mareysaa meel feecan.

‘Wuxuu hore u aqbalay inuu maqnaan doono in muddo ah maantana wuxuu joogaa London oo maanta qalliin ayaa lagu samayn doonaa. 

Taasi waa sida xaalada ay tahay waxaan sugeynaa warka xiga oo ah xiliga uu soo laaban karo.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*