Juventus 1-0 Roma, Moise Kean oo ka Caawiyay Bianconeri Guusheeda Caawa

Kooxda Roma oo Caawa booqasho ugu tagtay kooxda Juventus ayaa halkaasi kala soo kulantay guul-daro iyadoo Roma ay lumisay Rigoore loo dhigay.

Juventus ayaana Caawa boorka iska jaftay iyadoo dib u soo ceshatay guulaheeda kadib Qaab xun oo ay ku bilaabatay horyaalka.

Moise Kean ayaana Juventus u dhaliyay goolka guusha Daqiiqadii 16aad isagoo caawin ka helay xidiga R. Bentancur.

isla qeybta hore Roma ayaa heshay Gool rigoore ah markii qalad lagu galay Abraham lakin fursadaasi waxaa lumiyay J. Veretout, Goolhaye W. Szczesny ayaana si qurux badan u badbaadiyay rigooradiisa.

Juventus ayaa kor u soo kacday iyadoo soo gashay kaalinta 7aad ee horyaalka halka Roma ay ku jirto booska 4aad ee Horyaalka marka la eego natiijada caawa ee labada koox.

Shaxda Ciyaarta

Juventus XI: Bonucci, Szczesny, Chiellini, Cuadrado, Danilo, De Sciglio, Bernardeschi, Locatelli, Bentancur, Kean, Chiesa

Subs: Ramsey, Sandro, Pinsoglio, Perin, Morata, Rugani, Arthur, L.Pellegrini, Kulusevski, McKennie, Kaio Jorge

Roma XI: Patricio, Mkhitaryan, Veretout, Cristante, Karsdorp, Pellegrini, Abraham, G. Mancini, Zaniolo, Vina, Ibanez

Subs: El Shaarawy, E. Shomurodov, Mayoral, Perez, Gonzalo Villar, Diawara, B. Reynolds, Fuzato, Kumbulla, Calafiori, E. Darboe, P. Boer

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*