Home Wararka Ciyaaraha Juventus oo dalab ka gudbisay weeraryahanka Liverpool Roberto Firmino

Juventus oo dalab ka gudbisay weeraryahanka Liverpool Roberto Firmino

0
Ad

Juventus ayaa dalab ka gudbinaysa weeraryahanka Liverpool Roberto Firmino .

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Brazil ayaa ku jira sanadkii ugu dambeeyay ee qandaraaskiisa Reds, Juve ayaana u aragta fursadda ay weeraryahanka ku keeni karaan Italy.

Ad

Firmino ayaan ku qanacsanayn imaatinka Darwin Nunez , waxaana uu u furan yahay inuu u dhaqaaqo Juve.

Wakiilada ciyaaryahanka ayaa ku ogeysiisay Juve inuu doonayo inuu helo dammaanad qaadka tababare Max Allegri isagoo diirada u saaran Koobka Adduunka ee sanadkan ka dhacaya Qatar.

Juve ayaa ku faraxsan jawaab celinta waxayna damacsan tahay inay 22 milyan euro ku dalbato Firmino maalmaha soo socda.

Previous articleTababaraha Manchester United Ten Hag oo soo dhaweeyay Lisandro Martinez oo hadlay
Next articlePeter oo heshiis cusub u saxiixay Real Madrid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here