Juventus oo lagu qabtay bar-bardhicii 6-aad xili ciyaareedkan

Kooxda Atlantan ayaa  bar bar dhac ku qabatay Juventus oo ay ku hishiiyeen  min hal gool , waxa uuna kulankaan ka tirsanaa wareegga 12-aad ee horyaalka Talyaaniga .

Bar-bar dhacaan ayuu Juve u yahay kii lixaad ee horyaalka ee xilli ciyaareedkaan waxa ayna noqdeen kooxda ugu badan ee ay arintaas qabsato

Goolka Juve waxaa dhalitat Chiesa waxa uuan yimid daqiiqadii 29-aad , waxaana xusid mudan in Ronaldo uu Juve ka qasaariyay rigoore loo dhigay qeybta labaad waxaana bad baadiyay goolhayaha.

Juve waxaa kulankaas sidoo kale ay ka sheegteen qasaarunta fursado xaqiiq ahaa waxaana sidaas sameeyay Morata halka daqiiqadii 27-aad uu ka dhaawacmay Arthur

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*