Home Wararka Ciyaaraha Maanta Kala Saraynta Horyaalka Serie A Dalka Taliyaaniga Kadib Todobaadkii 21-aad

Kala Saraynta Horyaalka Serie A Dalka Taliyaaniga Kadib Todobaadkii 21-aad

0

Horyaalka italy waxaa todobaadkan ka cusub in kooxda Juventus ay boorka iska jaftay iyadoo soo gashay booska sadexaad ee horyaalka.

Ac-Milan ayaa heysa hogaanka kala sareynta ee Horyaalka iyadoo leh 49 dhibcood waxana ku soo xiga kooxda Inter Milan oo leh 47 dhibcood dhanka kale waxaa booska shanaad ku jira Roma oo leh 40 dhibcood.

Waa Sidee kala sareynta Horyaalka ee Todobaadkan

# Team Name P W D L F A GD PTS
1 AC Milan 21 15 4 2 45 23 22 49
2 Inter 21 14 5 2 51 23 28 47
3 Juventus 20 12 6 2 41 18 23 42
4 Roma 21 12 4 5 44 35 9 40
5 Lazio 21 12 4 5 36 27 9 40
6 SSC Napoli 20 12 1 7 44 21 23 37
7 Atalanta 21 10 7 4 48 29 19 37
8 Sassuolo 21 8 7 6 34 32 2 31
9 Hellas Verona 21 8 6 7 26 23 3 30
10 Sampdoria 21 8 3 10 31 32 -1 27
11 Udinese 21 6 6 9 23 28 -5 24
12 Genoa 21 6 6 9 24 31 -7 24
13 Bologna 21 6 5 10 28 35 -7 23
14 Benevento 21 6 5 10 24 41 -17 23
15 Fiorentina 21 5 7 9 21 33 -12 22
16 Spezia 21 5 6 10 28 38 -10 21
17 Torino 21 2 10 9 32 41 -9 16
18 Cagliari 21 3 6 12 24 39 -15 15
19 Parma Calcio 1913 21 2 7 12 14 41 -27 13
20 Crotone 21 3 3 15 22 50 -28 12

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here