Kala Sareynta Horyaalka Premier League iyo Xidigaha Hogaaminaya Gool dhalinta

Horyaalka permier league kulamo ka tirsan ayaa la ciyaaray iyadoo kooxaha waaweyn badankooda guulo gaareen marka laga reebo kooxda Man City oo bar-baro kala kulantay kooxda Southampton.

Kooxaha Chelsea iyo Liverpool ayaa mar kale hogaanka horyaalka isla haya waxaa kaloo ku dhibco ah kooxda Manchester united oo dhanka farqiga goolasha looga hayo.

Horyaalka iyo sida loo kala sareeyo

# Team name P W D L F A GD PTS
1 Chelsea 5 4 1 0 12 1 11 13
2 Liverpool 5 4 1 0 12 1 11 13
3 Manchester United 5 4 1 0 13 4 9 13
4 Brighton & Hove Albion 5 4 0 1 7 4 3 12
5 Manchester City 5 3 1 1 11 1 10 10
6 Everton 5 3 1 1 10 7 3 10
7 Tottenham Hotspur 5 3 0 2 3 6 -3 9
8 West Ham United 5 2 2 1 11 7 4 8
9 Brentford 5 2 2 1 5 2 3 8
10 Aston Villa 5 2 1 2 8 7 1 7
11 Watford 5 2 0 3 6 8 -2 6
12 Leicester City 5 2 0 3 5 8 -3 6
13 Arsenal 5 2 0 3 2 9 -7 6
14 Crystal Palace 5 1 2 2 5 8 -3 5
15 Southampton 5 0 4 1 4 6 -2 4
16 Wolverhampton Wanderers 5 1 0 4 2 5 -3 3
17 Leeds United 5 0 3 2 5 12 -7 3
18 Newcastle United 5 0 2 3 6 13 -7 2
19 Burnley 5 0 1 4 3 9 -6 1
20 Norwich City 5 0 0 5 2 14 -12 0

dhanka kale gool dhalinta Horyaalka Premier league ayaa meel xiiso leh mareysa iyadoo Fernandes Michail Antonio iyo Salah ay hogaanka u hayaan iyagoo leh min 4 gool

Liiska Gool dhalinta

# Player Team Age Goals
1. Bruno Fernandes Manchester United 27 4
Michail Antonio West Ham 31 4
Mohamed Salah Liverpool 29 4
4. Cristiano Ronaldo Manchester United 36 3
Demarai Gray Everton 25 3
Dominic Calvert-Lewin Everton 24 3
Ismaila Sarr Watford 23 3
Jamie Vardy Leicester 34 3
Mason Greenwood Manchester United 19 3
Neal Maupay Brighton 25 3

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*