Home Horyaalka Spain Kala Sareynta Horyaalka spian gooldhalinta, Caawinta iyo dhibcaha.

Kala Sareynta Horyaalka spian gooldhalinta, Caawinta iyo dhibcaha.

0

Waxaan halkaan ku falanqeyneynaa Kala sareynta dhibcaha gooldhalinta iyo caawinta horyaalka Spian waxaana sanadkaan horyaalka isku dhegan Sedaxda koox ee ugu xoogan horyaalka Spanishka sidoo kale gooldhalinta ayaa ah abaal marin kale oo la isku heysto messi iyo suarez ayaa isbursanayaan sanadkaan.

Kala Sareynta horyaalka Spian:

1- Athletco Madrid 58 dhibcood.

2- barcelona 53 dhibcood.

3- Real madrid 52 dhibcood.

4- Sevilla 48 dhibcood.

5- Real sociedad 41 dhibcood.

Tartanka gooldhalinta La liga:

1- Lionel Messi 19 gool.

2- Lius Suarez 16 gool.

3- Gerard Moreno 14 gool.

4- En- Nesyri 13 gool.

5- Karim Benzema 12 gool.

Tartanka caawinta:

1- Marcos Llorente 7 caawin.

2- iago Aspas 7 caawin.

3- Jorge de Frutos 7 caawin.

4-  kroos 6 caawin.

5- Griezmann 6 caawin.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here