Home Horyaalka Italy Kala Sareynta Horyaalka Talyaaniga gooldhalinta, Caawinta iyo dhibcaha.

Kala Sareynta Horyaalka Talyaaniga gooldhalinta, Caawinta iyo dhibcaha.

0

Kulamadii 24aad ayaa isbuucaan laga ciyaaray horyaalka seria A dalka talyaaniga waxaana warbixintaan ku soo qaadaneynaa Sida loo kala hogaaminayo horyaalka hadii ay ahaan leheed sida kooxaha kaalmaha ugu jiraan xidigaha sanadkaan ku tartamayo gooldhalinta Seria A iyo wiliba xidigaha sameeyeen caawinta ugu badan xilli ciyaaredkan.

Kala Sareynta Horyaalka Talyaaniga:

1- Inter Milan 56 dhibcood.

2- Ac milan 52 dhibcood.

3- Juventus 46 dhibcood.

4- Atlanta 46 dhibcood.

5- Roma 44 dhibcood.

6- Napoli 43 dhibcood.

Kala sareynta gooldhalinta Seria A:

1- cristiano Ronaldo 19 gool.

2- Romelo Lukaku 18 gool

3- ibrahimovic 14 gool.

4- Immobile 14 gool.

5- lius Muriel 14 gool.

Kala sareynta Caawinta Seria A:

1- hakan Calhanoglu 8 caawin.

2- Makhitaryan 8 caawin.

3- Morata 7 caawin.

4- Lukaku 6 caawin

5- Brozovic 6 caawin.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here