Kala Sareynta Kooxaha iyo Gool dhalinta Horyaalka Premier League ee Todobaadkan

Todobaadkan ayaa la ciyaaray kulamo ka tirsan Horyaalka Premier league iyadoo kooxaha Waaweyn badankooda ay gaareen guulo, Chelsea, Man City, Man United iyo Arsenal ayaa guulo gaaray sidoo kale Liverpool oo xaalka ku xumaa ayaa todobaadkan guul gaartay.

kadib kulamada la ciyaaray ayaa dib u eegeenaa sida kooxaha u kala horeeyaan todobaadkan iyo isbadalka dhacay.

Liiska 10 koox ee ugu sareysa

# Team Name P W D L F A GD PTS
1 Manchester City 32 23 5 4 67 23 44 74
2 Manchester United 31 18 9 4 61 34 27 63
3 Leicester City 31 17 5 9 55 37 18 56
4 West Ham United 31 16 7 8 51 39 12 55
5 Chelsea 31 15 9 7 50 31 19 54
6 Liverpool 31 15 7 9 53 37 16 52
7 Tottenham Hotspur 31 14 7 10 52 35 17 49
8 Everton 29 14 5 10 41 38 3 47
9 Arsenal 31 13 6 12 43 35 8 45
10 Leeds United 31 14 3 14 49 49 0 45

Dhanka kale gool dhalinta Horyaalka ayaa ah mid kale oo isbadal weyn ku dhacay iyadoo xidiga

1  Harry Kane Tottenham 19
1 Mohamed Salah  Liverpool 19
3 Bruno Fernandes Man Utd 16
4 Dominic Calvert-Lewin Everton 14
4 Patrick Bamford Leeds United 14
4 Son Heung-min Tottenham 14
7 Alexandre Lacazette Arsenal 13
8 Ollie Watkins Aston Villa 12
8 Jamie Vardy Leicester 12
8 Ilkay Gundogan Man City 12

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

Ciyaaro.com Warar Kooban oo Xiiso leh

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*