Home Warar Ciyaaraha Maanta Kaliya afar ciyaaryahan oo Arsenal ah ayaa ka soo muuqday shaxda Alan...

Kaliya afar ciyaaryahan oo Arsenal ah ayaa ka soo muuqday shaxda Alan Shearer ee isku dhafka ah ee kooxaha Man City iyo Arsenal.

0

Kaliya afar ciyaaryahan oo Arsenal ah ayaa ka soo muuqday shaxda Alan Shearer ee isku dhafka ah ee kooxaha Man City iyo Arsenal.

Kooxda difaacanaysa horyaalka ee City ayaa marti galin doonta Axada kooxda Arsenal iyaga oo ku guulaystay horyaalka labadii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyay.

Laakiin wiilasha Mikel Arteta ayaa doonaya in ay garaacaan kooxda Man City kadib markii ay bar-baro galeen kulankoodii ugu dambeeyay ee premier League bishii April.

Shearer ayaa aaminsan in kooxda Man City ka xiddigo fiicantahay Arsenal isaga shaxdiisa isku dhafka ah ee labada kooxood ku daray 7 xiddig oo Man City ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here