Home Suuqa Kala iibsiga Kevin De Bruyne oo ku Wargaliyay Manchester City go’ankiisa Suuqa kala iibsiga

Kevin De Bruyne oo ku Wargaliyay Manchester City go’ankiisa Suuqa kala iibsiga

0
Kubadsameeyaha reer Belgium Kevin De Bruyne ayaa qarka u saaran inuu sii joogo Manchester City, islamarkaana uu iska diido Pro League-ga Sacuudiga.

Citizens ayaa ka walaacsaneyd inay De Bruyne ku weyso dalab weyn xagaagan. Si kastaba ha ahaatee, wuxuu u sheegay kooxda inuu doonayo inuu sii joogo oo uu arko sanadka ugu dambeeya ee qandaraaskiisa, sida laga soo xigtay The Mirror .

De Bruyne ayaa qirtay: “Way adagtahay in hadda la sheego (waxa uu noqon doono dhaqaaqayga xiga).

“waxaa joogidoonaa bilaha soo socda, waxaan saxiixay qandaraaskeyga waqtigii saxda ahaa,

“Laakiin weligay ma muujin inaan doonayo inaan baxo, waxaan haystaa lacag ka badan oo igu filan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here