Barcelona waxaa ka danbayso Atletico Madrid ee La Liga ka dib markii ay si hoose ku bilowdeen horyaalka. inkastoo ay feecnaayeen toddobaadyadii la soo dhaafay waxayna ku socdaan seddex guul oo isku xigta oo horyaalka ah.
Guushaas ay ka gaareen Huesca , Athletic Bilbao iyo Granada ayaan mugdi gelin karin xaqiiqda ah in kooxda Koeman ay ka maqan tahay awood qoto dheer taas oo ay u badan tahay inay si adag ugu garaacdo loolanka loogu jiro La Liga iyo Champions League .