Home Suuqa kala iibsiga Kooxaha Inter iyo Barcelona oo ku dagaalami doona saxiixa ciyaaryahan Wijnaldum.

Kooxaha Inter iyo Barcelona oo ku dagaalami doona saxiixa ciyaaryahan Wijnaldum.

0

Xidiga reer Holland waxa uu kusoo biiray naadi yar markii oo kasoo dhaqaaqay horyaalka Holland.

Georginio Wijnaldum waxa oo soo bandhigay qaab ciyaareed aad u wanaagsan, intii lagu guda jiray xilli ciyaareedkiisii ​​ugu horreeyay ee Premier League ee Newcastle , ciyaaryahanka waxaa lagu xusay 11 gool 38 kulan oo uu ciyaaray.

Intaa kadib xidig reer Holland ayaa usoo dhaqaaqay Liverpool qaab ciyaareedkii fiicnaa wuu sii socday. Sannadkan, waxaa oo kasoo muuqday safka koowaad ee J’srgen Klopp oo kalsooni siiyay tababaraha.

Waxaa laga yaabaa inuu ka tagayo kooxda ka dhisan Merseyside. TuttoMercatoWeb ayaa rumeysan in Inter oo dhawaan bilaabay dagaal ay la gali doonaan Barcelona oo laacibka oo aad u xiiseynee laacibkan. 30 jirkaan ayaa qandaraaskiisa waxa uu dhacayaa xagaayga 2021, laakiin kooxda weyn ee reer Talyaani ayaa isku dayi doonta inay la soo wareegto iyadoo dalab horayba u gudbisay kooxda Liverpool, waxa ay horay ugu guuleysatay la wareegista Christian Eriksen sanadkii hore laakiin soo bandhigi waayey qaab ciyaareed wanaagsan.

Wijnaldum ayaa ciyaaray 154 kulan oo PL ah wuxuuna u dhaliyay 15 gool u dhaliyey Liverpool.

Previous articleZidane oo ku guubaabinaa in Ramos kooxda Real maaliyadeed sii xirnaado inta mustaqbalkiisa ka harsan
Next articleWararka Xanta Suuqa Kala iibsiga iyo Wargeysyada Yurub, Messi, Salah, James, Mbappe, Depay, Gray, Bissouma, Giroud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here