Waxa la ciyaaray qayb ka mid ah wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedkan iyada oo ay jiraan kooxo haatanba iska xaadiriyay wareega 16-ka ee champions League.
Inkasta oo uu 2 kulan ka dhiman yihiin dhamaadka wareega Group-yada tartanka champions League waxa jira kooxo haatanba iska xaadiriyay wareega 16-ka.
Waxa jira kooxo noqday kuwii ugu horeeyay ee goostay tigidhkooda wareega 16-ka tartanka champions League xilli ciyaareedkan.
Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Kooxaha Ilaa Haatan U Gudbay wareega 16-ka Champions League:
Barcelona, Juventus.
Chelsea, Sevilla