Home Suuqa Kala iibsiga Kooxda Barcelona oo soo xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga Dani Olmo.

Kooxda Barcelona oo soo xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga Dani Olmo.

0

Kooxda Barcelona ayaa soo xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga Dani Olmo.

Barcelona ayaa xiddiga Dani Olmo kala soo wareegtay RB Leizig oo uu wacdaro ka dhiay xilli ciyaareedkii hore.

Xiddiga reer Spain ee Dani Olmo Ayaa horay uga soo baxay Akademiyada Barcelona ee La Masia.

Barcelona ayaa haatan xaqiijisay in ay dib ula soo saxiixatay xiddiga iyaga oo ka dhigay saxiixoodii ugu horeeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here