Home Warar Ciyaaraha Maanta Kooxda Barcelona oo xaqiijisay dhaawac soo gaadhay xiddigeeda Fermín López

Kooxda Barcelona oo xaqiijisay dhaawac soo gaadhay xiddigeeda Fermín López

0

Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay dhaawac soo gaadhay xiddigeeda Fermín López intii lagu jiray tababarka kooxda.

Barcelona ayaa isku diyaarinaysa kulanka champions League ee ay la ciyaari doonaan kooxda Monaco.

Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay in uu xiddiga Fermín López dhaawac ka soo gaadhay tababarkii maanta.

Xiddiga ayuu dhaawac ka soo gaadhay muruqa lugta midig sida ay xaqiijisay kooxda Barcelona kadib baadhitaan lagu sameeyay.

Barcelona ayaa xaqiijisay in uu xiddiga khadka dhexe ee Fermín López garoomada ka maqnaan doona 3 todobaad.

Dhaawacan soo gaadhay xiddiga 21 jirka ah ayaa dhirbaaxo ku ah Barcelona marka loo eego in uu muhiim ka yahay kooxda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here