Home Suuqa Kala iibsiga Kooxda chelsea oo dalab ka gudbisay saxiixa xiddiga kooxda Man United ee...

Kooxda chelsea oo dalab ka gudbisay saxiixa xiddiga kooxda Man United ee Jadon Sancho

0

Kooxda chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay dalab ka gudbisay saxiixa xiddiga kooxda Man United ee Jadon Sancho sida ay sheegayaan wararku.

Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegaya in ay Chelsea dalab Rasmi ah ka gudbisay saxiixa xiddiga reer Enland.

Chelsea ayaa Sancho ka gudbisay amaah ah oo la mid ah midkii ay Juventus miiska u saartay kooxda Man United.

Sancho ayaa u furan in uu ku biiro kooxda chelsea waxana ay haatan hor taalaa labada kooxood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here