Home Wararka Ciyaaraha Kooxda Chelsea oo ka hadashey Bixitaanka Xidiga Lukaku

Kooxda Chelsea oo ka hadashey Bixitaanka Xidiga Lukaku

0

Chelsea ayaa ku dhawaaqday in Romelu Lukaku uu ka tagayo kooxda AS Roma .

Chelsea ayaa sheegtay in Lukaku uu amaah ugu biiray Roma xilli ciyaareedkan iyada oo aan la sheegin heshiis joogto ah.

Bayaanka Blues ayaa lagu yiri: “ Romelu Lukaku waxa uu dhameystiray heshiis amaah ah oo uu ugu wareegayo kooxda ka dhisan Serie A ee AS Roma .

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Belgium, oo ku soo biiray Chelsea xagaagii 2021, ayaa ololihii hore amaah ku qaatay Inter Milan .

“Lukaku waxa uu caasimadda Talyaaniga kula xiriiri doonaa tababarihii hore ee Chelsea Jose Mourinho , kaasoo Roma ku hogaamiyay finalka Europa League xilli ciyaareedkii hore.”

Previous articleReal Madrid oo qorshaynayso inay la saxiixato weeraryahanka Manchester City ee Erling Haaland
Next articleWar Deg Deg Ah:- Manchester City oo Tijaabada Caafimaadka Marineysa Xidiga Matheus Nunes

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here