Home Wararka Ciyaaraha Maanta Kooxda Isbuuca ee Premier League – Sadio Mane, Riyad Mahrez, Bukayo Saka...

Kooxda Isbuuca ee Premier League – Sadio Mane, Riyad Mahrez, Bukayo Saka oo kasoo muuqday

0

isbadal weyn ayaa ku dhacay horyaalka isbuucan iyadoo Manchester City ay sii xaqiijisay hogaanka horyaalka ingariiska.

Manchester United ayaa isbuucan murugo u aheyd kadib markii koox ku jirta boosaska hoose ay guul karo kala kulantay.

Liverpool ayaa boorka iskaga jaftay iyadoo 3-1 kaga badisay kooxda Tottenham Halka Chelsea lagu qabtay bar-baro xili ay macalin cusub yeelatay.

Sheekeeyinka kale waxaa kamid ah Arsenal oo markan ku jirta hormaro la taaban karo kulamadii ugu danbeeyay.

Waa Sidee kooxda Premier league ee Isbuucan.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here