Kooxda Juventus oo xiiseyneysa weeraryahanka Napoli Milik.

Kooxda Juventus ayaa weydiisaneysa dhigeeda Napoli xidiga wadanka Poland Arkadiusz Milik iyadoo damacsan ineey ku xoojiso dhanka weerarkeeda xidigaan ayaa lagu qiimeeyaa lacago dhan 18 million oo Pound.

Kooxda difaacaneysa horyaalka Seria A Talyaaniga ayaa dhanka werarka waxa ay ku heysata xidigaha kala Ronaldo, Morata, Dybala, Chiesa, Kulusevski Juventus ayaa Rabta in weerarkeeda ku xoojiso milik andre pirlo ayaa xilli ciyaaredkan hogaaminaya kooxda cajuusta isagoo macalin ah waxana lagu xauusto xiligii uu ahaa ciyaaryahan.

Ugu dambeyn juventus ayaa sideedii sano lasoo dhaafay iska daldalneysay Seria A balse Sanadkaan ayeey tartan adag kala kulmeysaa kooxaha kala ah Ac milan, Inter milan, Roma, iyo Napoli.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*