Home Suuqa Kala iibsiga Kooxda Liverpool oo marti galinaysa kooxda Brentford iyo Shaxda Ay Liverpool Kaga...

Kooxda Liverpool oo marti galinaysa kooxda Brentford iyo Shaxda Ay Liverpool Kaga Hort Tagi Karto Brentford

0

Kooxda Liverpool ayaa marti galinaysa kooxda Brentford kulankoodii 2-aad ee horyaalka premier League.

Reds ayaa doonaysa in ay badiso kulankoodii 2-aad kadib markii ay guul ku bilowdeen xilli ciyaareedka.

Tababare Aren Slot ayaa la filayaa in uu kulanka ku soo galo isla shaxdii uu ku ciyaaray kulankii Ipswich.

Xiddigaha Salah, Diaz iyo Jota ayaa la filayaa in ay hogaamiyaan weerarka kooxda Liverpool kulanka maanta.

Halkan Kaga Bogo Shaxda laga yaabo in ay Liverpool ku soo gasho:

(4-2-3-1): Alisson; Alexander-Arnold, Konate, Van Dijk, Robertson; Mac Allister, Gravenberch, Szoboszlai; Salah, Jota, Diaz

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here