Home Horyaalka Ingiriiska Kooxda Liverpool oo muhiimad siineysa heshiiska cusub ee Van Dijk kan marka...

Kooxda Liverpool oo muhiimad siineysa heshiiska cusub ee Van Dijk kan marka loo eego Salah

0
Reds ayaa dooneysa inay luga ka xirto daafacooda Virgil van Dijk si uusan uga dhaqaaqin Garoonka Anfield.

Liverpool ayaa muhiimada siineysa heshiiska cusub ee Virgil van Dijk in ka badan Mohamed Salah, sida laga soo xigtay Eurosport .

Kooxda heysata horyaalnimada Premier League ayaa dooneysa inay heshiis cusub la gasho xidiga reer Holland ka hor inta aysan wadahadalo cusbooneysiin la bilaabin weeraryahankooda, kaasoo lala xiriirinayay inuu ka tagayo Anfield.

Van Dijk, oo haatan garoomada kaga maqan dhaawac halis ah oo jilibka ah, ayaa waxaa uga harsan labo sano inuu ku sii joogo qandaraaskiisa haatan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here