Home Warar Ciyaaraha Maanta Kooxda Liverpool oo war xun ka heshay xaalada Goolhaye Alisson Becker.

Kooxda Liverpool oo war xun ka heshay xaalada Goolhaye Alisson Becker.

0

Kooxda Liverpool ayaa war xun ka heshay xaalada Goolhaye Alisson Becker.

Alisson ayuu shaki ku jiraa taam ahaanshihiisa kulanka Bournemouth ee maanta premier League.

Goolhaye Caoimhin Kelleher ayaa la filayaa in uu ku bilowdo shaxda kulanka hadii uuna Alisson taam u noqon kulanka.

Sky Sport ayaa sheegaysa in Goolhaye Caoimhin Kelleher ku bilaaban karo kulanka Bournemouth iyada oo Alisson uu ka maqnaan karo.

Warkan ayaa ah mid u xun Kooxda marka loo eego in uu Alisson yahay mid muhiim u ah kooxda 1-aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here