Home Warar Ciyaaraha Maanta Kooxda Man City oo waayi doonta xiddiga khadka dhexe ee Kevin De...

Kooxda Man City oo waayi doonta xiddiga khadka dhexe ee Kevin De Bruyne kulanka Arsenal

0

Kooxda Man City ayaa waayi doonta xiddiga khadka dhexe ee Kevin De Bruyne kulanka Arsenal ka tirsan premier League.

De Bruyne ayuu dhaawac ka soo gaadhay kulankii Man City ee champions League Arbacadii waxana lagu qasbay in uu boxo.

Wargayska Mirror ayaa sheegaya in Man City ayna doonayn in ay halis galiso xiddiga De Bruyne kulanka Arsenal.

Taas ayaa la macno ah in uu xiddigu maqnaan doono kulanka Ka dhici doona Etihad Staduim.

Wararka ayaa intaas ku daraya in dhaawaca De Bruyne ahayn mid wakhti fog ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here