Home Suuqa Kala iibsiga Kooxda Man United oo loo soo bandhigay saxiixa xiddiga kooxda chelsea ee...

Kooxda Man United oo loo soo bandhigay saxiixa xiddiga kooxda chelsea ee Ben Chilwell

0

Kooxda Man United oo loo soo bandhigay saxiixa xiddiga kooxda chelsea ee Ben Chilwell sida ay sheegayaan wararku.

Ben Chilwell ayaa la filayaa in uuna mustaqbal ku lahayn kooxda chelsea isaga oo ka baxay qorshaha tababare Maresca.

Xiddiga reer England ayaa ku dhibaatooday dhaawacyo xilli ciyaareedkii hore isaga oo aan kulamo badan u ciyaarin.

Man United ayaa suuqa ugu jirta daafacyo waxana wakiilka xiddigu soo bandhigay kooxda Man United.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here