Kooxda Real Madrid oo Rapheal Varane ku iibin doonto Qiimahaan.

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u yihiin dalab qaali ah oo ay ku doonayaan inay ku soo jiitaan Real Madrid difaaceeda Raphael Varane isla markaana ay rabaan in xagaagaan ay keenaan garoonka Old Trafford.

RedDevils ayaa diyaar u ah inay siiso xidiga xulka France 12 milyan oo euro xilli ciyaareedkii Sida laga soo xigtay Defensa Central, Manchester United waxay dooneysaa inay la soo saxiixato daafaca dhexe oo ay kula mataaneysiiso Harry Maguire waxayna u aqoonsadeen xiddiga Real Madrid inuu yahay bartilmaameedka ugu sareeya.

Real Madrid ayaa diyaar u ah inay ka iibiso kooxda manchester united daafacooda Rafael Varane lacag dhan 43 milyan oo ginni Waxaa laga yaabaa in lagu qasbo inay lacagta laga soo gudbiyo ay ku fasaxaan ka hor inta uusan noqon mid ku baxa heshiiska xorta ah sanadka 2022 madaama uu sii wado wadahadalada heshiis kordhinta.

Fadlan Salaada Tuko Hadii la gaaray

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*