
Juventus, AC Milan iyo Roma ayaa lagu soo waramayaa in dhamaantood xiiseynayaan xidiga wadanka argentina iyo kooxda PSG Mauro Icardi sida ay kuwaramayaan wararka ka imaanaya Farance xidigaan ayaan ku qanacsaneen Kooxda ka dheesha horyaalka Fransiiska.
La Repubblica ayaa soo warinaysa in AC Milan, Juventus iyo Roma ay xiiseynayaan inay la soo wareegaan xiddiga heerka caalami ee dalka Argentina isla markaana ay u badan tahay inuu go’aansado inuu ka tago kooxda Ligue 1.
Suuqa xagaaga ayaa la arki doonaa kooxdii ku guuleysata Saxiixaan waloow koox walba ay muujineyso hanka ay u qabaan xidigii hore ee kooxda inter milan.
Be the first to comment