Home Horyaalka Ingiriiska Koulibaly oo wali diirada u saaran Macalinka Manchester United Solskjaer

Koulibaly oo wali diirada u saaran Macalinka Manchester United Solskjaer

0

Tababaraha Red Devils ayaa doonaya xiddiga Napoli ka tirsan ee Kalidou.

Daafaca Napoli Kalidou Koulibaly ayaa wali ah bartilmaameedka ugu sareeya ee Ole Gunnar Solskjaer ee kooxda Manchester United sida ay qortay jariirada Marca .

Tababaraha reer Norway ayaa muddo dheer jeclaa 29 jirkaan, waxaana laga yaabaa inuu sii xoojiyo xiisahiisa dhamaadka sanadkaan isagoo doonaya inuu xoojiyo xulashooyinka uu ka heysto dhanka daafaca.

United ayaa laga yaabaa inay ku dhibtooto inay ku qanciso Napoli inay kala soo wareegto Koulibaly, si kastaba ha noqotee,  Gennaro Gattuso ayaa loo maleynayo inuu ku dhow yahay iibinta xidigan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here