Ku Biirista Chelsea ee Xidiga Cristiano Ronaldo oo dhibaato ku ah Graham Potter

Shalay Casir liqii Waxaa mar qura la baahiyay in Xiriirka Ronaldo iyo Man United uu soo dhamaaday labada dhinac oo geestooda ka hadlay.

Ku Dhawaaqista kadib waxay Warbaahinta durba tooshka u qaateen Sheekada Ronalado iyo Halka uu ku biirayo.

Real Madrid, Sportig iyo Inter Miami waxaa Sheekooyin Furan lakin gudaha England Sheekada ugu xiisaha badan ayaa ah Chelsea.

ku biirista Xidigan ee Chelsea waxaa Fuyoore ku firdhiyay Milkiilayaasha kooxda lakin taasi badalkeeda Potter ayaa dareemaya in ay tahay waayihiisa oo soo dhamaaday.

Macalinka ayaa horay u heestay Fursad uu kula soo wareegi karo Suuqa u danbeeyay isagoo diiday arintaasi.

Graham ayaa u arka in Xidigan oo ku soo biiro kooxda ay tahay dhibaato kale uusan ka bixi karin madama uu arkayo waxa ka dhacya Qalcada Old Trafford

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*