Home Suuqa Kala iibsiga Arsenal oo Qarka Usaaran inay heshiis buuxa la gaarto daafaca aadka loo...

Arsenal oo Qarka Usaaran inay heshiis buuxa la gaarto daafaca aadka loo raadinayo ee Bologna Riccardo Calafiori.

0

Warar haatan soo dhacaya ayaa sheegaya in Arsenal ay hadda ku dhowdahay inay heshiis buuxa la gaarto daafaca aadka loo raadinayo ee Bologna Riccardo Calafiori.

Wadahadallo wanaagsan ayaa ka dhacay daaha gadaashiisa iyadoo wakiilka ciyaaryahanka Alessandro Lucci uu halbeeg u yahay.

Arsenal waxay hadda kalsooni ku qabtaa in la dhammeeyo Heshiiska daafaca Talyaaniga.

Si shakhsi ahaaneed ayaa imika lagu heshiiyey, waxaana lagu soo waramaya in Arsenal daafaca ay ka saxiixanayso heshiis Shan sano ah oo ilaa June 2029 Emirates uu kusii joogayo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here