Home Suuqa Kala iibsiga Leny Yoro oo heshiis hoose la galay kooxda Man United

Leny Yoro oo heshiis hoose la galay kooxda Man United

0

Daafaca kooxda Man United ee Leny Yoro ayaa heshiis hoose la galay kooxda Man United ka hor intii uuna ku soo biirin kooxda.

Yoro ayaa xagaagan ku soo biiray kooxda Man United iyada oo heshiiskiisa lagu garaacay kooxda Real Madrid.

Sida laga soo xigtay Defensa Central, Leny Yoro ayaa Man United la saxiixday heshiis u ogolaanaya in uu ku biiro Real Madrid.

Yoro iyo Man United ayaa isku af gartay in uu xiddigu lacag dhan 50 milyan ah ugu biiray kooxda Real Madrid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here