Liiska: 10 ciyaartoy ee ugu mushaharka badan adduunka (2021)

Aduunka waxaa jiro kubado badan oo la ciyaaro waxaana kamid ah kubada cagta iyo kubadaha kale ee laga ciyaarayo dalka mareykanka.

Akhriste waxaa jira ciyaaro kale oo laga ciyaaro aduunka kuwaasi oo laga qaato mushaar badan kana badan kuwa kubada caaalamka.

waxaa maanta dib u eegeynaa ciyaartoyda ugu mushaharka badan ciyaaraha caalamka laga ciyaarayo sanadka 2021.

#10 Kevin Durant | $75 million

waa 32 sano jir ciyaara kubada baaskitka dalka mareykanka.

# 9 Tom Brady | $ 76 milyan

waa 43 sano jir ciyaara mid kamid ah kubadaha laga ciyaaro mareykanka.

# 8 Lewis Hamilton | $ 82 milyan

waa 36 sano jir ciyaara tartanka ciyaaraha gaari wadista.

#7 Roger Federer | $90 million

39 sano jir ciyaara kubada teeniska.

#6 Neymar | $95 million

waa 29 sano jir ciyaara kubada cagta kooxda PSG

#5 LeBron James | $96.5 million

waa 36 sano jir ciyaara kubada baaskitka

#4 Dak Prescott | $105.5 million

waa 27 sano jir ciyaaro kubada gacanta ee laga xiiseeyo dalka mareykanka. (quarterback)

#3 Cristiano Ronaldo | $120 million

waaa 36 sano jir u ciyaara kooxda Juventus

#2 Lionel Messi | $130 million

waa 33 sano jir ciyaara kubada cagta kooxda Barcelona

#1 Conor McGregor | $180 million

waa 32 sano jir ciyaara kubada feerka

 

Fadlan Salaada Tuko Hadii la gaaray

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*