Liiska 30 Ciyaartoy ee u Sharaxan Abaal-marinta Ballon d’Or oo lagu Dhawaaqay

Abaalmarinta shaqsiga ugu wanaagsan ee kubbadda cagta ayaa mar kale loo tartami doonaa ka dib maqnaanshaha sannad.

France Football ayaa daaha ka qaaday liiska xiddigaha u sharaxan abaalmarinta Ballon d’Or ee fiidnimada Jimcaha.

Waxaa sidoo kale la shaaciyey dadka u sharaxan abaalmarinta Kopa Trophy ee laacibka ugu fiican 21-jirada iyo Ballon d’Or Féminin oo ah gabadha ugu fiican.

Liiska 30 Ciyaartoy ee lagu dhawaaqay

Ballon d’Or

  • César Azpilicueta (Chelsea/Spain)
  • Nicoló Barella (Inter/Talyaaniga)
  • Karim Benzema (Real Madrid/France)
  • Leonardo Bonucci (Juventus/Italy)
  • Kevin De Bruyne (Manchester City/Belgium)
  • Giorgio Chiellini (Juventus/Italy)
  • Cristiano Ronaldo (Manchester United/Portugal)
  • Rúben Dias (Manchester City/Portugal)
  • Gianluigi Donnarumma (PSG/Italy)
  • Bruno Fernandes (Manchester United/Portugal)
  • Phil Foden (Manchester City/England)
  • Erling Haaland (Borussia Dortmund/Norway)
  • Jorginho (Chelsea/Italy)
  • Harry Kane (Tottenham Hotspur/England)
  • N’Golo Kanté (Chelsea/France)
  • Simon Kjaer (Milan/Denmark)
  • Robert Lewandowski (Bayern Munich/Poland)
  • Romleu Lukaku (Chelsea/Belgium)
  • Riyad Mahrez (Manchester City/Algeria)
  • Lautaro Martínez (Inter/Argentina)
  • Kylian Mbappé (PSG/France)
  • Lionel Messi (PSG/Argentina)
  • Luka Modrić (Real Madrid/Croatia)
  • Gerard Moreno (Villarreal/Spain)
  • Mason Mount (Chelsea/England)
  • Neymar (PSG/Brazil)
  • Pedrí (Barcelona/Spain)
  • Mohamed Salah (Liverpool/Masar)
  • Raheem Sterling (Manchester City/England)
  • Luis Suárez (Atlético Madrid/Uruguay)

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*