Liiska 5 tababare ee ugu mushaarka badan kubada cagta adduunka waqtigaan (2021)

In kasta oo inta badan diiradda la saarayo ciyaartoyda kubada cagta iyo mushaharkooda badan, maamulayaasha kooxaha ugu sareeya ayaa sidoo kale mushahar fiican qaata.

Naadiyadu waxay u muuqdaan kuwo maalgelin xoog leh ku sameeya maareeyayaasha tayada sare leh si loo hubiyo guul degdeg ah. 

Waxaan dib u eegeynaa Macalimiinta ugu Mushaharka badan Xiligan Kubada Cagta iyo Kooxaha ay maamulaan.

# 5 Antonio Conte (Inter Milan) – 11 milyan sanadkii.

# 4 Zinedine Zidane (Real Madrid) – 12 milyan sanadkii

# 3 Fabio Cannavaro (Guangzhou FC) – € 12 milyan sanadkii.

# 2 Diego Simeone (Atletico Madrid) – 15 milyan sanadkii.

# 1 Pep Guardiola (Manchester City) – 23 milyan sanadkii

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*