Liiska: 5 Xidig ee Badal u noqon kara hadii Manchester City ku Fashilanto Harry Kane

Harry Kane ayaa doonayay inuu noqdo ciyaaryahan Manchester City ah. Kabtanka England ayaa isbuucaan u ciyaaray Tottenham Hotspur, maadaama sheekadu ay soo jiitameysay – haddana waxay umuuqataa inay u badan tahay in uu kooxda ka tago.

Laakiin uma muuqato in Pep uu qorsheynayo inuu bixiyo lacagta hada lagu qiimeenayo xidigan.

maalmaha soo socda ayaa la filayaa hadii xidigan uu ku biirayo kooxda iyadoo dalabka ugu danbeeyay lagu sheegay ku dhawaad 150.

hadaba waxaa jira xidigo muhiim ah kuwaasi oo loo badinayo in ay ku biiri karaan ama  badal macquul ah u ah Harry kane hadii uu ku fashilmo ku biirista kooxda Manchester city.

1. Erling Haaland

2. Robert Lewandowski

3. Ilaix Moriba

4. Kylian Mbappe

5. Alexander Isaaq

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*