Home Horyaalka England Liiska: Kooxda Liverpool oo Amaah ku direyso Xidigo badan oo kooxda ah

Liiska: Kooxda Liverpool oo Amaah ku direyso Xidigo badan oo kooxda ah

0
Ktababaraha cusub ee Liverpool Arne Slot ayaa bilaabay inuu kala saaro xidigaha kooxda.

Reds ayaa heshiisyo amaah ah u direysa dhowr ciyaaryahan oo da’yar ah ololaha oo dhan.

Waxa kale oo jiri kara xiddigo waaweyn oo dhawr ah kuwaas oo bixi doona toddobaadyada soo socda.

Per Liverpool Echo ayaa ku warameysa in Luke Chambers iyo Calvin Ramsay ay amaah ugu biirayaan kooxda League One ee Wigan Athletic.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee da’da yar James McConnell , goolhaye Harvey Davies iyo Marcelo Pitaluga , daafaca bidix Owen Beck iyo ciyaaryahanka Luca Stephenson ayaa dhamaantood amaah ku bixi doona mar kale.

Garabka Tom Hill iyo Dominic Corness oo khadka dhexe ah ayaa sidoo kale amaah ku baxaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here