Liiska: 5 Saxiix ee Fashilmay Maalinta ugu danbesay ee Suuqa kala iibsiga

inkastoo ay suuqa ka dhaceen heshiisyo cajiib ah marka la eego Heshiiska Ronaldo uu ugu biiro Manchester United iyo kii Xidiga Messi uu ugu wareegay kooxa PSG hadana dhanka kale waxaa jira kuwa fashilmay maalinta ugu danbesya ee suuqa.

Waxaa halkan ku xuseenaa liiska Shan saxiix oo fashilmay maalinta ugu danbeysay ee suuqa.

#5. Dani Olmo – Barcelona

Barcelona ayaa xidigan ka gudbisay dalab lakin loogama soo jawaabin.

#4. Edinson Cavani – Barcelona

sheeko ku aadan in uu ku biirayo Barcelona ayaa soo baxday lakin ugu danbeyn Man united ayaa cadeesay in uusan xidigan ka tageynin kooxda.

#3. Joao Felix – Barcelona

Joao Felix ayaa ku fashilmay ku biirista kooxda sababta ugu weyn ayaa ah dhaqaale xumida kooxda heysata.

#2. Jules Kounde – Chelsea

waxa uu heshiis la gaaray kooxda Chelsea lakin go’anka Sevilla ayaa ka dhigay in heshiiska uu bur-buro.

#1. Kylian Mbappe – Real Madrid.

Kooxda PSG ayaa si cad uga soo horjeesatay in Mbappe ku biiro kooxda real Madrid lakin xagaaga danbe ayaa loo badinayaa in uu si xur ah ugu biirayo kooxda.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*