Liiska: Shanta Weeraryahan ee ugu Qiimaha Badan Suuqa kuwaasi oo ka yar 23 sano jir

Dunida Ciyaaraha waxaa jiro Xidigo kuwaasi oo ka gaara Qiimo aad u sareeya marka la eego Suuqa kala iibsiga.

Xidigaha qaarkood ayaa ah kuwa ka hooseeya 23 sano jir kuwaasi oo Suuqa ka leh Qiimo aad u sareeya.

Waxaan Halkan Hoose ku soo Qaadaneynaa Liiska Shanta Xidiga ee ka hooseysa 23 sano jir kuwaasi oo xiligan Qiimo sare ka leh Suuqa.

Qiimeynta Waxaa laga soo xigtay Boga Transfermarkt.

#5 Joao Felix – 63 milyan ginni

#4 Marcus Rashford – £76.5 milyan

#3 Jadon Sancho – £81 million

#2 Erling Haaland – £135 million

#1 Kylian Mbappe – £144 million

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*