Ad
Laacibka kooxda Paris Saint-Germain ayaa mar kale shabaqa soo taabtay ka dib markii uu goolki furitaanka ka dhaliyay kooxda Benfica kulankooda tartanka Champions League.
Goolkan oo ay si qurux badan u soo wada shaqeeyeen Kylian Mbappé iyo Neymar ayaa la macno ah in xiddigii hore ee Barcelona uu koox kale shabaqa kasoo taabto.
Ad
Messi ayaa haatan noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee gool ka dhaliya 40 kooxood oo kala duwan tartanka isaga oo horay u jabiyay rikoorka xilli ciyaareedkan.
Cristiano Ronaldo oo hada ku jira kaalinta labaad ayaa heesta 38.