Home Suuqa Kala iibsiga Liverpool oo ku dhaw saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Real Sociedad...

Liverpool oo ku dhaw saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Real Sociedad ee Martin Zubimendi.

0

Liverpool ayaa bilowday dhaq-dhaqaaqa suuqa kala iibsiga iyada oo doonaysa in ay xoojiso khadka dhexe.

Liverpool ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Real Sociedad ee Martin Zubimendi.

Xiddiga khadka dhexe ee Martin Zubimendi ayaa lagu bur-burin karaa heshiiskiisa lacag dhan 60 milyan oo euro.

Romano ayaa sheegay in ay Liverpool diyaar u tahay in ay bixiso lacagta lagu bur-burin karo heshiiska xiddiga.

Isla Saxafiga ayaa sheegay in ay labada kooxood wada bilaabi doonaan wadahadalo ku saabsan xiddiga khadka dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here