Home Horyaalka Ingiriiska Liverpool oo ku fikireysa in Stevan Gerard ka dhigto macalinkeeda xiga.

Liverpool oo ku fikireysa in Stevan Gerard ka dhigto macalinkeeda xiga.

0

Liverpool ayaa ku fikireysa in halyeeygooda xulka england Stevan Gerrard inuu noqdo badalka Klopp  sida ay shaaca ka qaaday Mirror Reds ayaa isku diyaarineysa Jurgen Klopp inuu shaqada ka baxo shaqada  macalinka Jarmalka ayaana eheed mid kalsooni badan heysta xagaagaan.

Kabtankii hore Liverpool stevan Gerard ayaa macalin u ah kooxda Rangers kaas oo dhawaan loo magacabay  Kooxda Merseysiders ayaa sii kordheysa qorshaheeda kale hadii Jurgen Klopp uu diyaar u noqdo inuu kooxda ka tago oo uu bedelo Joachim Low oo ah maamulaha xulka Jarmalka.

Taasi waxay dhalisay kooxda inay ka fiirsato bedelkiisa kan ugu cad cadna waa kabtankoodii hore Gerrard, kaasoo qarka u saaran inuu ku guuleysto horyaalnimada Scottish Premiership maxaa yeelay waxa uu kooxda ku hogaamiyey halka ugu sareysa.

 

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here