Home Horyaalka England Liverpool oo Qiratay Labo Xidig oo Heshiiska loo kordhinayo

Liverpool oo Qiratay Labo Xidig oo Heshiiska loo kordhinayo

0
Kooxda Premier League ka dhisan ee Liverpool ayaa si gaar ah u qiratay inay doonayso inay heshiisyada u kordhiso laba ciyaartoy oo muhiim ah.

Sida laga soo xigtay The Telegraph , Reds ayaa la hadashay wakiilada Mohamed Salah iyo Virgil van Dijk .

Labada ruug-cadaa waxay is weydiinayaan haddii mustaqbalkooda fog uu yaallo Anfield ama meel kale.

Xogta ayaa sheegeysa in labada ciyaaryahan qandaraaska loo kordhin doono haddii ay hoos u dhigaan dalabaadka mushaharkooda..

Waxa la siin doonaa heshiisyo gaagaaban oo mushahar  hooseeya, laakiin leh gunno sare.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here