Home Suuqa Kala iibsiga Liverpool oo ku dhow saxiixa xiddiga kooxda Newcastle Anthony Gordon.

Liverpool oo ku dhow saxiixa xiddiga kooxda Newcastle Anthony Gordon.

0

Liverpool ayaa sugaysa waqtiga muhiimka ah si ay u dhamaystirto saxiixa xiddiga kooxda Newcastle Anthony Gordon.

Gordon ayaa ka mid ah xiddigaha da’yarka ah ee u soo kacaya kubada cagta England waxana uu ku soo baxayaa qaab ciyaareedka tababare Arne Slot.

Sida laga soo xigtay Liverpool Echo, Liverpool ayaa aaminsan in ay Newcastle hoos u dhigi doonto qiimaha xiddigaha todobaadyada ugu dambeeya ee suuqa.

Xiddiga Gordon ayaa haatanba diyaar u ah in uu ku biiro kooxda Liverpool isaga oo maamulka kooxdiisa ku riixo in ay u ogolaato ku biirita Liverpool.

Newcastle ayaa horay ugu soo ciyaaray Liverpool markii uu jiray 11 sano markaas oo ay Reds iska iibisay xiddiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here